Burcad Hubeesan oo kusoo badaneysa Muqdisho iyo Shacabka oo qaati ka taagan

Waayihii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa kusii kordhayay burcada hubeesan ee dadka dhaca iyo dhibaatooyinka kale u geesta, waxa ayna burcadan inta badan ka howlgalaan degmooyinka gobolka Banaadir. Burcadan hubeesan ayaa inta badan adeegsata mootooyinka loo yaqaano Bajaajta, waxa ayna orod ku maraan wadooyinka Muqdisho iyaga oo dadka kasii qaata Moobeelada ,Laabtoobyada iyo ilaabaha kale … Continue reading Burcad Hubeesan oo kusoo badaneysa Muqdisho iyo Shacabka oo qaati ka taagan